Madaxweynaha Puntland oo xalay casho sharaf u sameyeey Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland Xalay Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xubno ka mid ah goleyaasha dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com