Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal

HomeWararka

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga hirgalinta doorashooyinka Dadban ee heer federaal iyo

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Booliiska Kenya oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil u geystey 5 carruur ah
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga hirgalinta doorashooyinka Dadban ee heer federaal iyo guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland.

Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka dhagaystay warbixino heerarka ay marayaan diyaargarowga qabasahada doorashooyinka.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa bogaadiyay howlaha shaqo ee ay hayaan guddiga waxa uuna sheegay in uu dhawaan soo gudbin doono xubnaha musharaxiinta Aqalka Sare.

Wafdiga uu horkacayo guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federal Maxamed Xasan Cirro ayaa waxa uu booqasho ku joogay maalmihi la soo dhaafay magaalada Kismaayo waxana uu soo booqday hoolka la qorsheeyay in ay ka dhacdo doorashada Aqalka Sare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: