HomeWararka

Guddiga doorashooyinka oo xalay kulan ku yeeshay Kismaayo

Waxaa xalay magaalada Kismayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose kulan ku yeeshay Xubnaha Wafdiga Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Xubnaha Guddi

Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
Dowladda Puntland oo Shuruud Adag Kusoo rogtay xubnaha ka mid noqonaya golaha deegaanka (dhegayso)
JIGJIGA: 10 Milyan oo Geed ayaa sanadkan loo qorsheeyay in lagu beero (daawo)

Waxaa xalay magaalada Kismayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose kulan ku yeeshay Xubnaha Wafdiga Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal Maxamed Xasan Cirro iyo xubnaha Guddigiisa ayaa kala hadlay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland arrimaha doorashooyinka heer Jubbaland, iyaga oo iska xog-wareystay xaalada dalka iyo doorashooyinka.

Guddiga doorashooyinka heer Faderaal & kuwa Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa isla qaatay in la dardargaliyo howlaha doorashooyinka oo si weyn ay indhaha ugu hayaan bulshada Soomaaliyeed iyo aduunka oo dhan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: