Baladweyne: Argagixisada Al-shabaab oo laga xoreeyay

HomeWararka

Baladweyne: Argagixisada Al-shabaab oo laga xoreeyay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21-aad ayaa Xarumaha Maamulka ee Magaalada Bacadweyne ka taagay Calanka Jamhuuriyadda. Bacadweyne ayaa maalmo ka hor laga saaray Argaguxisada Al Shabaab oo Dhib ku hayay shacabka deegaanka. Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Howlgal lagu baacsanayo malayshiyada Al shabaab ka wada deegaano dhaca Bariga Mudug. Sawirro.

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Issimadda Gobalka Nugaal oo ku guulaystay inay kala qaadan Ciidanki is horfadhiyeey
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka (daawo)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21-aad ayaa Xarumaha Maamulka ee Magaalada Bacadweyne ka taagay Calanka Jamhuuriyadda.
Bacadweyne ayaa maalmo ka hor laga saaray Argaguxisada Al Shabaab oo Dhib ku hayay shacabka deegaanka.
Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Howlgal lagu baacsanayo malayshiyada Al shabaab ka wada deegaano dhaca Bariga Mudug.
Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: