Baladweyne: Argagixisada Al-shabaab oo laga xoreeyay

Baladweyne: Argagixisada Al-shabaab oo laga xoreeyay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21-aad ayaa Xarumaha Maamulka ee Magaalada Bacadweyne ka taagay Calanka Jamhuuriyadda.
Bacadweyne ayaa maalmo ka hor laga saaray Argaguxisada Al Shabaab oo Dhib ku hayay shacabka deegaanka.
Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Howlgal lagu baacsanayo malayshiyada Al shabaab ka wada deegaano dhaca Bariga Mudug.
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com