Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka (daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Gudiga Abaaraha Gobolka Gobolka, kaas oo looga hadlayay waxka qabashada abaarta daran ee kajirta degaano kuyaalla Gobolkaas.

Guddoomiyaha oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in guud ahaan dalka gaar ahaan degaannada Gobolka Mudug ay kajirto abaar baahsan oo isugu jirta Cunto iyo Biyo yari taas oo keentay in muddo Gobolkaas uusan ka da’in wax roob ah.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com