Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)

Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)

Maxamuud Axmed Muuse Guddoomiyaha degmadda Gumbax oo waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta qaybo kamid ah tuuloyooyinka hoosyimada degmadda Gumbax ee gobalka Bari.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kormeer ay ku marayaan tulooyinka hoosyimada degmadaas ay ku arkeen shacab ka cabanaya biyo la’aan, isago Fariin u diray Hay’adaha iyo dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com