Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban

HomeWararka

Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban

Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka dhacday Muqdisho. Maxamed Xas

Carruur Macluul ugu Geeriyootay Magaalada Beledweyne
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Jubaland waa Horyaalka Soomaaliya (dhegayso)

Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka dhacday Muqdisho.

Maxamed Xasan Cirro ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FIET, isagoo wareega labaad helay 14 cod, halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu helay 10 cod.

Maxamed Xasan Ciro ayaa horay u ahaa Gudoomiyaha guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka.

Doorashada dalka ayaa lagu waddaa in la guda galo maalmaha soo socda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: