Xubintii Ciyaaraha: Jubaland waa Horyaalka Soomaaliya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Jubaland waa Horyaalka Soomaaliya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

(waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World)

Xulka kubadda cagra Jubbaland ayaa ku guuleysatay Tartanka gobolada dalka, kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulka Puntland.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Thaabit Cadi Maxamed, ayaa hambalyo u diray xulka Jubaland oo ku guuleystay tartanka kubbadda cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dhankaas iyo Horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulanka dunida ugu xiisaha badan ee El Clasico waana Barcelona iyo Real Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

        

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com