Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban

Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban

Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka dhacday Muqdisho.

Maxamed Xasan Cirro ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FIET, isagoo wareega labaad helay 14 cod, halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu helay 10 cod.

Maxamed Xasan Ciro ayaa horay u ahaa Gudoomiyaha guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka.

Doorashada dalka ayaa lagu waddaa in la guda galo maalmaha soo socda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com