Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta kumeelgaarka ah ee Maamul

Gaalkacayo iyo Sida habeenkii dadku uga adeegganayaan Suuqa (Daawo)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Barlamaanka Hortegi Doona
Kenya & Qatar oo Dooxa heshiis ku saxiixday xilli la sugayo go’aanka maxkamadda ICJ ee dacwadda Badda

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Kismayo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa booqasho maalmo qaadan doonta ku yimid Jubaland iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona madaxda Maamulka Jubaland iyo Bulshada.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ujeedada booqashada Deni ee magaalada Kismaayo ay ku lug leedahay dadaalo uu ku doonayo inuu ku helo taageero iyadoo la filayo in uu isu soo taago doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: