Rooble iyo Qoorqoor oo isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Wisil

HomeWararka

Rooble iyo Qoorqoor oo isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Wisil

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbita

Kenya oo yeelaneysa Ra’iisul Wasaare
WFP oo 11 Gaari oo Raashin Dhacay ah Geysey Degmada Jirriiban (Sawirro+cod)
Soomaalida Canada oo ka carootay iskuul khariidadda Soomaaliya ku lifaaqay calanka ISIS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbitaalka ku booqday askar iyo rayid ku soo dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug.

Ra’iisul Wasaaraha oo isdul taagay dhaawacyada ayaa dhakhaatiirta ka dhageystay warbixinta la xiriirta dhaawacyada, isagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah, waxa uuna uga mahadceliyay sida geesinimada leh ee ay isaga caabiyeen cadowga Al-Shabaab oodeegaankooda soo weeraray.

Dagaalka ka dhacay Wisil aroornimadii Axada ayaa waxaa ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaana dadka waxyeeladu ka soo gaartay ka mid ahaa dad rayid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: