Qarax ka dhacay Doolow, Gedo

HomeWararka

Qarax ka dhacay Doolow, Gedo

Meherad lagu qaxweeyo, laguna iibiyo bunka iyo cabbitaannada oo ku taalla Doolow, Gedo, Soomaaliya ayaa goordhaweyd la qarxiyey. Qarax oo aan weli

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Somaaliya oo Xukuno riday (Daawo)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa taageerada ay siiso Somaaliya

Meherad lagu qaxweeyo, laguna iibiyo bunka iyo cabbitaannada oo ku taalla Doolow, Gedo, Soomaaliya ayaa goordhaweyd la qarxiyey.

Qarax oo aan weli la xaqiijin noociisa, waxaa la xaqiijinayaa illaa afar ruux oo labo dumar tahay in ay ku dhaawacmeen, inkastoo weli laama amnigu aysan faahfaahin ka bixin.

Meheraddaan oo ay lahayd gabar Itoobiyaan ah, ayaa ahayd meel aad u mashquul badan, mararka qaarna ay ka qaxweeyaan madax maamulka ah iyo saraakiil ciidanka.

Doolow Soomaaliya waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu ammaansan dalka, waana yarayd in la maqlo dhawaq xabbadeed, waxaana ka hawlgala ciidamo kala duwan oo kuwa dawladda dhexe ee federaalka

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: