Guddoomiyaha gobalka Bari & wafdi uu hogaaminayo oo gaaray iskushuban (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Bari & wafdi uu hogaaminayo oo gaaray iskushuban (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta gaaray Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari waaxa uuna qeyb ka ahaa wafdi

Labada gole oo ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2020
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Guddoomiyaha gobalka Banaaadir faahfaahiyay Khasaaraha ka dhashay guri kusoo dumay Xamarweyne

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta gaaray Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari waaxa uuna qeyb ka ahaa wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cafimaadka Dowladda Puntland Dr Jaamac Faraax Xassan, sidoo kale waxa Wafdiga qeyb ka ahaa Wasiir dowlaha wasaarada qorshaynta Iyo xildhibaan Xaamuud, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay duleedka Magaladda Iskushuban.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0