Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta gaaray Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari waaxa uuna qeyb ka ahaa wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cafimaadka Dowladda Puntland Dr Jaamac Faraax Xassan, sidoo kale waxa Wafdiga qeyb ka ahaa Wasiir dowlaha wasaarada qorshaynta Iyo xildhibaan Xaamuud, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay duleedka Magaladda Iskushuban.
Dhigaal Cusub
« Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
« Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Miisaaniyada Galmudug 2021 »
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Miisaaniyada Galmudug 2021 »