Miami: Dhisme 12 dabaq ah oo soo dumay

HomeWararka

Miami: Dhisme 12 dabaq ah oo soo dumay

Dadka Samatabixiyeyaasha ayaa weli ka raadinaya dad ku go’doonsan burburka dhisme 12-dabaq ah oo dumay oo ku yaal woqooyiga magaalada Miami ee dalka M

Tifaftirihii Wargeyska Hangool, Ibraahim Cismaan Axmed, oo Hargeysa lagu Xiray
Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)
Aqoonyahan Cabdisalaan Maxamed Cali Dhoolayare: “Xamar anaa macalin ka ahaa Goodax Barre waxbarashada kuma jirin, waa la iska soo magacaabay ”

Dadka Samatabixiyeyaasha ayaa weli ka raadinaya dad ku go’doonsan burburka dhisme 12-dabaq ah oo dumay oo ku yaal woqooyiga magaalada Miami ee dalka Maraykanka.

Hal ruux ayaa ku geeriyooday iyadoo 99 kalana lagu la’ yahay burburka dhismahan iyadoo xilli habeen ah ay samatabixiyaasha ay baadigoobayaan dadka ku hoos jira burburka dhismaha.

Lama oga sababta keentay in dhismahan oo dad shacab ah degenaayeen inuu soo dumo,waxaana dhismahan la dhisay afartan sano kahor.

Ugu yaraan 102 qof ayaa laga soo badbaadiyay burburka dhismaha balse lama tirada rasmiga ah ee joogtay guriga markii uu dumayay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: