Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)

Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)

Dooni kaluumaysi oo laga lahaa dalka Yaman ayaa muudo saddax maalmood ah dul sabeynaysay xeebta degmada Raasbibna ee gobolka Bari.
waxa ay maanta ku so carisay xeebta degmada Gumbax .

shan qof oo ah shaqaale Ajaaniib ah oo udhalatay dalka Yaman ayaa saarneyd doonta oo ukireysnayd ganacsato Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com