Wasaaradda Cafimaadka DFS oo ka hadashay kisaas cusub oo COVID-19 ah

Wasaaradda Cafimaadka DFS oo ka hadashay kisaas cusub oo COVID-19 ah

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, waxaana kiisas cusub laga diwaangaliyay gobolka Banaadir.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan Soomaaliya waa : 1,399

o Laga Helay: 7

o Puntland:1

o Banadir:3

o Jubbaland:3

o Lab:5

o Dhedig:2

o Bogsashada: 15

o Dhimasho:0

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,875

Bogsashada Guud: 7,231

Dhimashada Guud: 775

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Fawziya Abikar Nur iyo Agasimaaysha Wasaaradda ayaa hanaanka fogaan araga ee Zoomka kulan la qaatay Kuxigeenka Ergayga Gaarka ah ee qaramada Midoobay Soomaaliya, DSRSG / RC / HC Adam Abdelmoula oo ay weheliyaan Madaxada Hay’adaha WHO & UNICEF ee Soomaaliya, doodad kulanka waxay ku saabsanayd sida ay labada dhinac isaga kaashan laahaayeen kawada shaqeynta iyo dardargelinta Tallaalka ka hortaga Covid19 iyo kor u qaadista dadaallada hadda socda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com