Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland  (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland (dhegayso)

Ciidamada Ilaalada Badda u qaabilsan Maamulka Puntland Ciidanka PMPF, ayaa qabtay markab kalluumeysi oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari. Maxamed Axmed Cafiish oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa sheegay in markabka la qabtay uusan Maamulka Puntland ka haysan wax ruqsad kalluumeysi ah. Dhegayso.

Maamulka Soomaaliland oo soo saaray Amaro looga hortagayo Cudurka Coronavirus
Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay safiirka taliyaaniga ee Soomaaliya
Qarax kadhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Ciidamada Ilaalada Badda u qaabilsan Maamulka Puntland Ciidanka PMPF, ayaa qabtay markab kalluumeysi oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari.
Maxamed Axmed Cafiish oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa sheegay in markabka la qabtay uusan Maamulka Puntland ka haysan wax ruqsad kalluumeysi ah.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: