Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa la kulmay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD QARAN GUDDOONSIIYAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI
Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland: “Nama saameyn doonto is casilaadii Guddoonka Guddiga (TPEC)”
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa la kulmay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida;wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ku wehlinayay kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid iyo qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada Galmudug iyo Xubno kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: