Madaxweyne ku xigeenka DDS oo dhagax dhigay mashruuc muhiim ah (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne ku xigeenka DDS oo dhagax dhigay mashruuc muhiim ah (Sawiro)

Ku xigeenka Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Ibraahin Cusmaan ayaa Mashruuc biyo galin lagu sameynayo degaanka Waangay ee Gobolka Erer ka dhagax dhigay maanta. Mashruucan oo lasheegay inay kubaxayso lacag ka badan 400 milyan oo Birr iyo waliba Dugsi sare,kaas oo lagu tilmaamay inuu noqonayo mashruuci ugu weynaa ee degaankas laga hirgaliyo.

Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)
QALLOOCAN & BALLAMAHA MADAXDA KILINKA | Ganacsade maxamed macalin aadan
Biyo-la’aantii Jigjiga oo ka sii dareysa

Ku xigeenka Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Ibraahin Cusmaan ayaa Mashruuc biyo galin lagu sameynayo degaanka Waangay ee Gobolka Erer ka dhagax dhigay maanta.

Mashruucan oo lasheegay inay kubaxayso lacag ka badan 400 milyan oo Birr iyo waliba Dugsi sare,kaas oo lagu tilmaamay inuu noqonayo mashruuci ugu weynaa ee degaankas laga hirgaliyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: