Madaxweyne ku xigeenka DDS oo dhagax dhigay mashruuc muhiim ah (Sawiro)

Ku xigeenka Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Ibraahin Cusmaan ayaa Mashruuc biyo galin lagu sameynayo degaanka Waangay ee Gobolka Erer ka dhagax dhigay maanta.

Mashruucan oo lasheegay inay kubaxayso lacag ka badan 400 milyan oo Birr iyo waliba Dugsi sare,kaas oo lagu tilmaamay inuu noqonayo mashruuci ugu weynaa ee degaankas laga hirgaliyo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com