Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)

Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)

Baarlamaanka dawlad degaanka Soomalida ayaa maanta yeeshay kal-fadhi waxaana furay Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar

Ugu horeyntiiba golaha ayaa ayaa aqbalay iscasilaada Gudoomiyihii golaha oo shaqada isaga tagey.

Intaas ka dib waxaa golaha buuq ka dhakiyey 12 Xildhibaan oo diidanaa sida wax u socdeen iyo Ajandaha ay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Akhrisay.

Ciidan ayaana gudaha u galay hoolka garaad wiilwaal oo munaasabada furitaabku ka socotey waxaana la jirdiley xidhibaanada qaar .

Intaas ka dib Baarlamaanka ayaa cod u qaaday 12kii Xildhibaan waxayna natiijadu noqotay in Xasaanada laga qaado.

Madaxweyne Mustafe cagjar ayaa intaas ka dib khudbad u jeedshey Baarlamaanka wuxuuna kaga hadlay baahiyaha degaanka waxa u qabsoomay iyo shaqooyinka hada u qorsheysan.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com