Dowladda Sudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

Dowladda Sudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada oo xiisadoodu sii xumaanaysay Marar badan oo laysku Dayay inaa la dhaxdhaxaadiyo labada dowladood.

Maleeshiyadka Axmaarada ayaa inta badan iska caabin kala hortagayay Ciidamada Suudan ee qabsaday degaano badan siday sheegeen dadka ku nool degaanka Beeraha ku haboon ee al-Fashqa.

Sudan iyo Ethiopia oo isku haysta dhulbereedka’ al fashaqa’ ayay sudaan sheegtay inay boqolkiiba 90% qabsatay dhulkii Muranku ka Tagnaa’ balse Ethiopia ayaa Arintaas’ Dulaan cad ku Tilmaantay.

Dagaaladan oo la sheegay inay maanta iyo shalay dhaxmareen Maleeshiyadka Axmaarada oo ay tageerayan’ Ciidamada Ethiopia’ ayay Milatariga Sudan sheegeen inay Dhowr aag oo horleh kula Waregeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com