Dowladda Sudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

HomeWararka

Dowladda Sudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada oo xiisadoodu sii xumaanaysay Marar badan oo

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Gaas & Farmaajo iyo Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bossaso

Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada oo xiisadoodu sii xumaanaysay Marar badan oo laysku Dayay inaa la dhaxdhaxaadiyo labada dowladood.

Maleeshiyadka Axmaarada ayaa inta badan iska caabin kala hortagayay Ciidamada Suudan ee qabsaday degaano badan siday sheegeen dadka ku nool degaanka Beeraha ku haboon ee al-Fashqa.

Sudan iyo Ethiopia oo isku haysta dhulbereedka’ al fashaqa’ ayay sudaan sheegtay inay boqolkiiba 90% qabsatay dhulkii Muranku ka Tagnaa’ balse Ethiopia ayaa Arintaas’ Dulaan cad ku Tilmaantay.

Dagaaladan oo la sheegay inay maanta iyo shalay dhaxmareen Maleeshiyadka Axmaarada oo ay tageerayan’ Ciidamada Ethiopia’ ayay Milatariga Sudan sheegeen inay Dhowr aag oo horleh kula Waregeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: