Maxaa looga hadlay shirkii Amniga gobalka Bari? (Sawiro)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay shirkii Amniga gobalka Bari? (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka Am

Xulashada Daljir & Faadumo Dagan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 13-JULY-2022
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray saameynta ay reebeen fatahaadaha, kuna baaqay gurmad

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka Amniga Gobolka Bari.

Shirkan oo si Todobaadle ah u dhaca ayaa waxa looga hadlay maanta xoojinta amniga guud ee gobalka, la dagaalkan kooxaha nabad diidka ah ee Shabaab Iyo Daacish, ka hortaga shilalka baaburta iyo Xakameeynta dareewalada gadiidka.
Shirka ayaa waxa ka soo qeyb galay dhammaan guddiga nabad galyada Gobolka Bari.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: