PUNTLAND: Madaxweyne Deni: “Waxaa naga go’an in shacabka Puntland ay madaxdooda doortaan” (daawo)

PUNTLAND: Madaxweyne Deni: “Waxaa naga go’an in shacabka Puntland ay madaxdooda doortaan” (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo kusugan magaalada Muqdiho ayaa bogaadiyay sida habsamida leh oo ay usocoto diiwaangalinta codbinta doorshada tijaabada ah ee degmooyinka Ufeyn, Eyl, iyo Qardho.

Xasan Heykal, Dalir Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com