Xubnaha Midowga musharixinta oo shaki qaba inu RW Rooble dhexdhexaad ka noqdo Arrimaha Doorashooyinka (Akhriso)

HomeWararka

Xubnaha Midowga musharixinta oo shaki qaba inu RW Rooble dhexdhexaad ka noqdo Arrimaha Doorashooyinka (Akhriso)

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay shaki geliyeen in uu dhex-dhexaad ka yahay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyaga oo ugu baaqa

Xabsiga dhexe ee Bosaaso oo lagu wareejiyay Ciidamada PSFta Puntland
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in lagu heshiiyay Soomaaliya iyo Itoobiya inay hal dal noqdaan
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay shaki geliyeen in uu dhex-dhexaad ka yahay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyaga oo ugu baaqay in uu muujiyo kalsooni iyo madax banaani.

Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta oo loo diray dhinacyada Soomaalida & Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin in Ra’iisul Wasaare Rooble uu dhex-dhexaad noqon waayo howlaha doorashada, isla markaana uu u nuglaado cadaadis uga imaanayo dibadda.

Sidoo kale Midowga Musharixiinta waxaa ay ugu baaqeen Ra’iisul Wasaaraha in uu joojiyo safarada dibadda, sidoo kalena uu muujiyo madax bannaani, isla markaana uu bilabo howlaha doorashooyinka ee loo igmaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • War kalsooni majirte dhulkina Lago,a oo cid u doorta . Inta farmajo u jogo Somali isu imaneysa malehe

DISQUS: