Madaxweyne Laftagreen oo tababar u soo xiray Ciidamo (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Laftagreen oo tababar u soo xiray Ciidamo (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad

MAANHADAL: Saluug ka jira bilowga dhismaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) & saamaynta uu yeelan karo
Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan oo booqday furimaha dagaalka yirina dhaawaca SL ha la ii keeno
Gaalkacayo iyo Sida habeenkii dadku uga adeegganayaan Suuqa (Daawo)

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyadoo ay tababarka bixinayeen saraakiisha AMISOM gaar ahaan qeybta Saddexaad (Secter Three).

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa munaasabadda ku soo bandhigay xirfado kala duwan oo ay ku qaateen tababarka, waxayna ciidankan qeyb ka noqon doonaan xoojinta amniga deegaanada Koonfur galbeed.

Madaxweyyne Lafta-gareen ayaa ciidamada tababarka qaatay ugu hambalyeeyay nasiibka ay u yeesheen in ay ka mid noqdaan ciidamada amniga K/galbeed, wuxuuna sidoo kale u mahad celiyay madaxweynaha Saraakiisha AMISOM ee tababarka bixinayay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: