MUQDISHO: Waalidiin Caruurtooda ay ku maqanyihiin Eratariya oo codsaday iney dowladda u sooceliso (daawo)

MUQDISHO: Waalidiin Caruurtooda ay ku maqanyihiin Eratariya oo codsaday iney dowladda u sooceliso (daawo)

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee ay la’yihiin muddo dhowr sano ah.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com