Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay  Agoonta  & Danyarta  Qardho (Sawirro)

HomeWararka

Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay Agoonta & Danyarta Qardho (Sawirro)

Maamulka Radio Daljir Qardho iyo Dhegaystaayasha Daljir ayaa maantay Lacag Ciidsiin ah u qaybiyay Caruur gaaraysa 30 kuwaasoo isugu jira Agoomo iyo Danyar. Deeqda lacagta ee la gaarsiiyay Caruurtan ayaa waxaa iska soo uruuriyay Dhegaystayaasha Radio Daljir Qardho. Sawirro.

Israa’iil oo duqaysay goobo ka mid ah caasimadda Suuriya ee Dimishiq
Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maamulka Radio Daljir Qardho iyo Dhegaystaayasha Daljir ayaa maantay Lacag Ciidsiin ah u qaybiyay Caruur gaaraysa 30 kuwaasoo isugu jira Agoomo iyo Danyar.
Deeqda lacagta ee la gaarsiiyay Caruurtan ayaa waxaa iska soo uruuriyay Dhegaystayaasha Radio Daljir Qardho.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: