Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)

HomeWararka

Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)

Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga

Taliyaha Ciidanka Daraawishta Puntland: “Odaygii wiil kufsade ah ka dabayimaada isku si baa loo xukumayaa” (dhegayso | daawo)
Dowladda Hoose ee Garoowe oo dab damis lagu wareejiyeey & Madaxweyne Deni oo ka qayb galay (Daawo)
Maxaa looga hadlay kulanka baarlamaanka Galmudug ee maanta?

Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga Booliska Degmada Waaberi.

Muuqaalka laga duubay Qaraxa ayaa muujinaya baaxada uu lahaa, waxaana la sheegay in dad badan ay u dhinteen. Dadkii ugu horeeyay ee gaaray goobta qaraxa ayaa arkay ilaa lix qof oo meyd ah.

DHEGAYSO

https://www.youtube.com/watch?v=wWtNIAWZvb8

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: