Madaxweynaha Hirshabeele oo la kulmay Wafdiga ka socda dowladda Qatar

HomeWararka

Madaxweynaha Hirshabeele oo la kulmay Wafdiga ka socda dowladda Qatar

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta qaabilay ergayga gaarka ah ee Wasaaradda

Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulashiray qaar kamid ah xildhibaanada Puntland (dhegayso)
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha Pakistan inuu door ku lahaa shirqool lagu dili lahaa
Rwanda oo Muqdisho gaarsiinaysa deeq dawo ah

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta qaabilay ergayga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta Mudane Dr Multaq Al-qahtani.

Kulankaan intii uu socday waxa ay ka wada hadleen xaaladaha Dalka, arrimaha Doorashooyinka oo muhiimada ay tahay in doorashooyin wada ogol ah ay dhacaan Iyo in Hirshabeelle ka caawin doonaan ka faa’ideysiga mashaariicyo bulshada wax tar u leh.

Dhinaca kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa la filayaa inay la kulmaan Wafdiga dowladda Qatar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: