Rooble oo la kulmay caawa xubno kamid ah midowga musharixiinta (Sawiro)

HomeWararka

Rooble oo la kulmay caawa xubno kamid ah midowga musharixiinta (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay xubno ka socda midowga musharaxiinta oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Midowga Musharrixiin

Sh. Mursal Cabdiraxmaan: “Shacabka Xeraale Xoog ayey Raggaas Isaga Saareen” (dhegayso)
Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha
Ciidanka Amniga Jubbaland oo soo bandhigay Qaraxyo ay qabteen

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay xubno ka socda midowga musharaxiinta oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Ahmed.

Xubnaha Midowga Musharrixiinta ee ka qeybgalay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Musharrax Mustafa Dhuxulow iyadoo kulankana uu ahaa mid Midowga Musharrixiinta ay garab istaag ugu muujinayaan Ra’iisul Wasaare Rooble la wareegitaanka howlaha doorashooyinka iyo amniga.

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in kulankan loogaga hadlay xaaladda guud ee dalka, xasilloonida caasimadda iyo arrimaha doorashooyinka dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0