Wiil walaalihiis ku toogtay magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka  (Warbixin)

HomeWararka

Wiil walaalihiis ku toogtay magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka (Warbixin)

Magaalada Kansas City ee Dalka Maraykanka Wiil Soomaali ah ayaa ku dilay Gurigooda hortiisa laba wiil oo walaaladiis ah ka dib markii uu jidka u galay

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dhalinyaro ku Eedaysan Burcadnimo oo Garoowe lagu Maxkamadaynayo (dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo booqday xerada Goojacade

Magaalada Kansas City ee Dalka Maraykanka Wiil Soomaali ah ayaa ku dilay Gurigooda hortiisa laba wiil oo walaaladiis ah ka dib markii uu jidka u galay iyagoo kasoo laabtay salaadda taraawiixda sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Sheekh Mustafe Abdirahman oo ah Imaamka masaajidka Taqwa.

Imaamka Masjidka ayaa sheegay in Boolisku ay toogteen Hanad Abdiaziz oo ah dhib geystaha xili ay Rasaas is dhaafsadeen ciidamada Booliska .
Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: