Dhalinyaro ku Eedaysan Burcadnimo oo Garoowe lagu Maxkamadaynayo (dhegayso)

Dhalinyaro ku Eedaysan Burcadnimo oo Garoowe lagu Maxkamadaynayo (dhegayso)

Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay 18 eedaysano oo dacwad la xiriirta falal burcad badeedninmo ay uga bilaabay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dhalinyarada eedaysanayaasha ah ee shalay maxkamaddu Garoowe uga furantay ay isku dayayeen inay afduubtaan markab gooshayey xeebaha degmada Caluula.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com