Wiil walaalihiis ku toogtay magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka (Warbixin)

Wiil walaalihiis ku toogtay magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka  (Warbixin)

Magaalada Kansas City ee Dalka Maraykanka Wiil Soomaali ah ayaa ku dilay Gurigooda hortiisa laba wiil oo walaaladiis ah ka dib markii uu jidka u galay iyagoo kasoo laabtay salaadda taraawiixda sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Sheekh Mustafe Abdirahman oo ah Imaamka masaajidka Taqwa.

Imaamka Masjidka ayaa sheegay in Boolisku ay toogteen Hanad Abdiaziz oo ah dhib geystaha xili ay Rasaas is dhaafsadeen ciidamada Booliska .
Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com