Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

Hargeysa: Libaaxii Baxsadka ahaa oo la toogtay (Warbixin)

Ciidamada Booliska Soomalailand ayaa toogasho kudilay libaaxii baxsadka ahaa ee xalay maqribkii magaalada Hargeisa ku cunay ruux Dumar ah.
Libaaxan ayaa waxaa lahaa Wasiir hore oo katirsanaa xukuumadii madaxweyne Siilaanyo, Cali Warancade.

Ma aha marki ugu horaysay oo ay libaaxyadan ka baxsadaan beerta lagu xanaaneeyo.

wariye Cabdirisaaq Faamoos ayaa Warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com