BOOSAASO: Booliiska oo gacanta kusoo dhigay Hub iyo dadkii watay (Sawirro)

BOOSAASO: Booliiska oo gacanta kusoo dhigay Hub iyo dadkii watay (Sawirro)

Ciidamada Amniga ee gobolka Bari ayaa howlgal ay sameeyeen xalay kusoo qabtay Hub, Rasaasbadan iyo Ragii watay.
Howlgalka ayaa ahaa mid qorsheysnaa, waxaana ciidamada Amniga xogtan usoo gudbiyay shacabka.

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ciidamaidii howlgalnkan ku guuloaystay iyo shacabkii lashqeeyay uga mahad celiyay sida ay uga hortageen kuwa dhibaatada ku haya umada Soomaaliyeed.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com