Boosaaso: iskutashi bulsho oo lagu soo iibsanayo qalabka Ogsajiinta

HomeWararka

Boosaaso: iskutashi bulsho oo lagu soo iibsanayo qalabka Ogsajiinta

Culimaa’udiinka Boosaaso ayaa bilaabay qorshe dhaqaale uruurin ah si looga baxo baahida Ogsajiin la,aanta oo ay dadbadan udhimanayaan. Sheekh Fu’aad Xaaji ayaa kamid ah Culimada arintan u istaagtay.

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)
Turkiga oo ka hadlay qaraxi xalay ka dhacay Muqdisho

Culimaa’udiinka Boosaaso ayaa bilaabay qorshe dhaqaale uruurin ah si looga baxo baahida Ogsajiin la,aanta oo ay dadbadan udhimanayaan.

Sheekh Fu’aad Xaaji ayaa kamid ah Culimada arintan u istaagtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: