Dagaal u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida oo ka socda Gobolka Sitti

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dagaal u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida oo ka socda Gobolka Sitti

Galbeedka gobolka Sitti ee DDS waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida. Sida uu

Itoobiya & Soomaalida Xilalka ay ka heshay Xukuumadda uu soo dhisay Abiy Axmed!! (Sawirro)
Bulshada Jigjiga ayaa ka hadley dhibaatada gudniinka gabdhaha lagu sameeyo xiliga ay yar yihiin
Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Galbeedka gobolka Sitti ee DDS waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida.

Sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir ee DDS dagaalkan ayaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray labada dhinac.

Noocyada kala duwan ee hubka ayaa dhawaqooda laga maqlayaa gobolka Sitti sida ay kusoo waramayaan dadka deegaanka.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka DDS iyo dhinaca Canfartaba.
Daljir kala soco faahfaahinta warkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: