Dagaal u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida oo ka socda Gobolka Sitti

Dagaal u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida oo ka socda Gobolka Sitti

Galbeedka gobolka Sitti ee DDS waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya ciimada gaarka ah ee Canfarta iyo kuwa liyuu Booliska Soomaalida.

Sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir ee DDS dagaalkan ayaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray labada dhinac.

Noocyada kala duwan ee hubka ayaa dhawaqooda laga maqlayaa gobolka Sitti sida ay kusoo waramayaan dadka deegaanka.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka DDS iyo dhinaca Canfartaba.
Daljir kala soco faahfaahinta warkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com