Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

Shir Muqdisho uga furmay Madaxda dowladgobaleedyada & Beesha Caalamka (Sawiro)

Magaaladda Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga furmay shir u dhaxeeya Madaxda maamul gobaleedyadda iyo beesha Caalamka,kaas oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka iyo sidii xal looga gaari lahaa arrimaha khilaafka doorashadda.

Kulanka oo sido kale ay ka qeybgalayaan Madaxweyneyaasha Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa looga hadlaya marxaladda dalku marayo gaar ahaan doorashada .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com