Cadaado oo heshay Dabdamis (Sawirro)

Cadaado oo heshay Dabdamis (Sawirro)

Maamulka degmada Cadaado ayaa maanta lagu wareejiyey gaari Dabdamis ah oo ay shacabka deegaanku iibiyeen.

magaalada Cadaado ayaa baahi badan uqabtay gaarigan Dabdamiska ah, maadaam goobo badan oo ganacsi ay ku bas beeleen dab ka kacay magaalada, kaas oo ay ganacsato badan hantidooda ku waayeen.

Diiwaanka wararka
Radio Dlajir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com