Puntland oo DFS ku eedeysay dibadbaxyadii shalay ka dhacay Sanaag (Waraysi)

Puntland oo DFS ku eedeysay dibadbaxyadii shalay ka dhacay Sanaag (Waraysi)

Taliyaha qaybta Booliiska Gobol ka Haylaan Jamac Maxamuud Gabayre oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doono siyaasi dan leh oo Amniga Puntland khalqal gelinaya.

Waraysi uu siiyay Radio Daljir ayuu taliyaha uga hadlay shaqaaqadii shalay gobolka ka dhacday | Faadumo Deegan Daahir oo Boosaso kusugan ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com