Saddax qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay Hoobiyeyaashii maanta lagu garaacay xarunta Xalane (daawo)

Saddax qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay Hoobiyeyaashii maanta lagu garaacay xarunta Xalane (daawo)

Tirada dadkii shacabka ahaa ee ku dhintay Madaafiicdii maanta kusoo dhacay xaafadaha u dhow xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa  gaaraysa saddax qof tiro intaas kabadan waa ay ku dhaawacmeen | Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com