Imaaraadka Carabta oo Puntland ugu deeqay Talaalka Covid-19 (daawo)

Imaaraadka Carabta oo Puntland ugu deeqay Talaalka Covid-19 (daawo)

Wasiirka  caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa Hay’ada Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta kala wareegat Talaalka ka hortaga caabuqa Covid19.

Munaasibada  wareejinta Talaalka ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com