Madaxweynaha Lafta Gareen oo dib ugu soo laabtay Muqdisho (daawo)

Madaxweynaha Lafta Gareen oo dib ugu soo laabtay Muqdisho (daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib todobaadyo uu ku maqnaa dalka Turkiga.
Dib ugu soo laabashada Lafta Gareen ayaa ku soo aaday maalin ka hor shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo oo berri dhici doona.

wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com