Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis Wasiiro, iyadoo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Xil. Maxamed Cumar Ceymow oo horay u soo noqday Wasiir heer Federaal.

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah:

Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.
3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com