Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

HomeWararka

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 40aad Xaawo Axmed (dhegayso)
Pakistan: Dab qabsaday Tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac
TALIYAHA QAYBTA BOOLISKA GOBOLKA NUGAAL OO SHEEGEY IN GACAN BIR AH KUQABAN DOONAAN GANACSATADA MAANDOORIYAHA IIBIYA

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, kaddib dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo uu ku galay deegaanka Midigale.

Allaha u naxariiste Xildhibaanka ayaa ka qayb gali lahaa Aaska Hooyadiis oo ku geeriyootay degaanka Midigale ee gobalka sanaag,waxaana ka tacsiyadeyeey geeridiisa Masuuliiyin ka tirsan Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: